Muqdisho(INO) — Guddiga Hir-gelinta Doorashooyinka Dad-ban ee Soomaaliya, ayaa soo saaray maanta War-saxaafadeed ay kaga Hadlayaan Doorashooyinka Dalka ka dhacaya sannadkan dhammaadkiisa, iyagoo sheegay inay doorashada sannadkaan dhacaysa ay ka duwan tahay dhammaant doorashooyinkii horay uga dhacay Soomaaliya.
Haddaba, AKHRISO; War-saxaafadeedka ay Guddiga Doorashooyinku soo Saareen;