Taliyaha Ciidamada AMISOM Ee Sh/hoose iyo Maamulka Deegaanka NO-50 Oo Kulan Ku Yeeshay Degmadaasi (Sawiro)

0
207

Taliyah ugu sareeya Ciidamad Amisom ee Gobolka Shabeelaha Hoose iyo qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidamada  Soomaaliya ayaa maanta tagay Degmada No50 ee Gobolka Shabeelaha Hoose kuwaa oo kulan la qaatay maamulka iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Degmada No5o.

Kulanka  oo ay soo qabanqaabiyeen Mas’uuliyiinta Maamulka degmada No.50 iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa waxaa looga hadlayey arimaha Amaanka iyo wada shaqayn dhex marta Saraakiisha Gobolka iyo Dadka Deegaanka.

Hoos ka Daawo sawirada.

Kulan amniga ku saabsan oo ka dhacay NO 50 6

Kulan amniga ku saabsan oo ka dhacay NO 50 5

Kulan amniga ku saabsan oo ka dhacay NO 50 16

Kulan amniga ku saabsan oo ka dhacay NO 50 15

Kulan amniga ku saabsan oo ka dhacay NO 50 14

Kulan amniga ku saabsan oo ka dhacay NO 50 13

Kulan amniga ku saabsan oo ka dhacay NO 50 12

Kulan amniga ku saabsan oo ka dhacay NO 50 11

Kulan amniga ku saabsan oo ka dhacay NO 50 10

Kulan amniga ku saabsan oo ka dhacay NO 50 9

Kulan amniga ku saabsan oo ka dhacay NO 50 8

Kulan amniga ku saabsan oo ka dhacay NO 50 7

 Idale News Online, NO.50, sh/Hoose.