Akhriso:Maxaad Kala Soctaa Qodobada Shirka Garoowe?

0
227

Garowe(INO)-Iyadoo uu shirka Garoowe noqday mid la isku mari la’ yahay islamarkaana kusoo koobmay arrinta Gobollada Dhexe iyo Hiigsiga 2016-ka, ayaa waxaa hadana soo baxaayo qodobada xasaasiga ah ee la isku hayo.

Madaxweyne Xassan waxa uu ka meer meerayaa inuu si cad u qeexo maamulka gobollada dhexe halka Puntland iyaduna ay ka dooneyso in wax waliba ay u dhacaan sida ay iyadu maagan tahay, ayada oo dooneysa in laga saaro gobolka Mudug..

Haddaba waxaan halkaani idinkugu heynaa Qodobada dhaliyay xiisada iyo kuwa shirkaasi looga hadlaayay:

ajandeIdale News Online, Garowe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here