DHAGEYSO: Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Golle Wasiiro Hordhac Ah Ku Dhawaaqey+Akhriso

0
201

 Baydhabo(INO)-Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya, Mudane Shariif Xasan Sheikh Aadan ayaa ku dhawaaqay golaha wasiirada uu yeelanayo Maamulka Koonfur Galbeed.

Halkan Ka Dhageyso

Dhanka kale waxaa uu soo hadal qaaday in dhawaan uu magacaabi doonno maamullo KMG oo gobollada iyo degmooyinka hoos-yimaada maamulkooda ay yeelan doonaan.

 caleemo-saarka-shariif

Wasiirradan oo tiradoodu tahay Afar xubnood ayaa waxay magacyadoodu iyo qabiilada aay ka soo jeedan  kala yihiin:-

  •  Cabdiraxmaan Sate, Wasiirka Arrimaha Gudaha(Mirifle/8aad? Xariin)

  •  Maxamed Xasan Fiqi, Wasiirka Beeraha(Dir/Biimaal)

  •  Maxamed Garrow, Wasiirka Garsoorka(Digil/ Garre)

  • Sheekh Xasan Ibraahim Lugbuur, Wasiirka Maaliyadda(Raxanweyn/Mirif/ 9aad/ Luwaay)

  Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maalmihii la soo dhaafay ku mashquulsanaa latashiyo uu la sameynayay Beelaha dega Seddaxda Gobol ayaa daqiiqado ka hor magacaabay Afar Wasiir oo horudhac u ah Gollihiisa Wasiirada.

 Fillo Goordhow Sawiro, Codod iyo Video

Idale News Online, Xafiiska Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here