Afhayeenka ururka Al-shabaab Sh Cali Maxamuud Raage ayaa waxaa waraysi gaar ah la yeeshay Tv-ga Channel 4 News waxaan ay wax ka wiidiiyeen warar badan oo saxaafadu ay qortay oo ku saabsan in gabar ay ka mid ahayd ama ay hogaaminaysay kooxdii weerarka ku qaaday xarunta ganacsiga ee Westgate Mall ee magaalada Nairobi arrinkaas oo uu afhayeenka Al-shabaab uu ku tilmaamay been abuur.
Afhayeenka ururka Al-shabaab Sh Cali Maxamuud Raage ayaa waxaa kale oo la wiidiiyey in kooxda dagaalka ku qaaday xarunta ganacsiga ee Al-shabaab ay ka mid ahaayeen dad haysta dhalashooyinka dalalka reer Galbeedka ah taas oo uu uga jawaabay ” Inagu waxaan naqaan oo kaliya Muslimiim iyo gaalo uwa sheegay waxaas ha la wiidiiyo
Idale News Online