Shir Muddo afar cisho ah uga socday wafdi ka kooban dowlada Federaalka oo uu hogaaminaayey gudoomiyaha barlamaanka oo dhinac ah iyo waxgaradka iyo odayaasha beelaha DM waxaa lagu gaarey heshiis lagu dhisaayo dhismaha maamul ka kooban 6 gobol.
Dhageyso Hadalka Jawaari uu ka sheegay [audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2013/09/jawaariBay.mp3]
Dhageyso qodobada warmutiyeedka oo dhan:[audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2013/09/KGalbeed.mp3]
Halkaan Riix si aad u Akhrisato warmutiyeedka ka soo baxay shirka Baydhabo:
Idale News Online