Xafladda lagu caleemo saaraayay Madaxweynaha Puntland oo si wayn loo soo aggaasimey kana soo qeybgaleen masuuliyiin badan

0
178

Xaflad lagu caleemo-saarayo madaxweynaha cusub ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali, oo qeybtii hore goor dhaweyd soo dhamaatay ayaa xilligaan waxaa si weyn la isagu diyaarinaya munaasabada caawa dhacaysa.

Munaasabad caawa lugu wado inay qabsoonta ayaa ka badalaan tii maanta dhacday,waxaana lugu wada kooxo fanaanin ah oo uu ku jiro fananaanka caanka ku ah dhaantada ee Cali Dhaanto,inay ku soo bandhigaan fankooda.

Sidoo kale xalfada caawa waxaa fursad u helaya inay ka qeyb-galaan qeybaha bulshada  ku nool Garoowe,iyo boqollaal kale oo iyaguna ka kala yimid dalka iyo dibadda.

Qaban qaabada munaasabadaa xilligaan waxaa ay ka socota xarunta madaxtooyada,waxaana lugu arkayey in si weyn la isagu diyaariyey.

puntlandYusufHibo

xaflandPuntland