Waa Sidee Xeerka Guddiga Doorashooyinka Dalka?

0
220

Muqdisho(INO)-Baarlamaanka Dalka ayaa waxaa uu Muddo dheer kedib Meelmariyey Hindise Sharciyeedka Guddiga Doorashooyinka Dalka waxaana Markaas kedib la shaaciyay Cidda ka mid Noqoneysa Guddigaas.

FOWZIYO

Gudoomiyaha Guddiga Arimaha gudaha iyo Amniga Qaranka ee Baarlamaanka Fowsiya Maxamed Shiikh ayaa sheegtay in Dadka ka mid Noqonaya Guddiga Doorashooyinku aysan Dowladda ku Lug lahaa, isla Markaana laga soo Xulo Bulshada Rayidka ah.

Guddiga Doorashooyinka ayey sheegtay in la Doonayo in uu ahaado mid ka madax banaan Siyaasadda Dalka.

Xuquuqda Madaxda Sharraxan ay Helayaan ayey sidoo Kale Fowsiyo shaaca ka qaadday in ay Wanaagsanaan laheyd in dad aysan is Xigin Siyaasad ahaan Madaxda Hadda Joogta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here