Sawir saxaafada gudaha iyo dibadda maalmihii la soo dhaafey si aad ah loo hadal haayo.

0
189

Sawirka idiin muuqda waxaa laga qaaday goob dagaal waxaana idin muuqda laba askari oo AMISOM iyo laba suxufi oo Soomaali ah.Labada suxufi ee Soomaaliyeed waxay muujiyeen geesinimo iyo in shaqadooda ay wataan iyadoo ay xabadu dhacayso halka labada askari ee AMISOM oo lacag ka badan kun doolar ku qaata la dagaalanka Alshabaab ay ku daba gabanayaan labada suxufi.Waa sawir muujinaya fulaynimada qaar kamid ah askarta AMISOM lagana yaabo in dood badan uu dhaliyo

amisomHiding

Idale News Online, Muqdisho. Nagala Soo Xariir Email: Idalenewsonline@gmail.com