Thursday, April 18, 2024

WARARKA MAANATA

ENGLISH IN NEWS

2,770FansLike
1,451FollowersFollow
28,800SubscribersSubscribe
  output_UhhN6z

Cambaarta

Cambaarta waxey kamid tahay caabuqyada ku dhaca maqaarka, waxay caan ku tahay jaan maqaarka kamid ah oo guduud/casaan noqota, biyo gala maqaarka, iyo cuncun...

Dr.Dufle oo ka hadlay qaabka looga hortagi karo cudurka Kaduudiyaha iyo habka loo daweeyo

Muqdisho(INO)— Dr. Cismaan Max’uud Dufle oo ka tirsan dhaqaatiirta Soomaaliyeed, Barrena ka ah Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacada Banaadir ayaa ka hadlay dhibaatada cudurka Soomaalidu...

BREAKING: Somalia’s electoral body dismisses re-election of Sports Minister

Somalia’s electoral body has dismissed the victory of Somalia’s minister for Youth and Sports, Mohamed Abdullahi Noah in parliamentary election that took place on...

Maanta oo ah Maalinta Cudurka Sonkorowga Caalamiga ah

Baydhabo(INO)-Maanta oo ku beegan taariikh 14 bisha Nofeembar ayaa waxaa loo dabbaal dagayaa daafaha caalamka oo dhan dadaalada looga soo horjeedo cudurka Sonkorowga ama...

Sport news

Akhriso:Go’aan ka soo baxay Guddoonka Golaha Shacabka”Warsaxafadeed”

Hoos ka akhriso go’aan kasoo baxay Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Idale News Online, Muqdisho

Human Rights Watch oo ka hadashey xad gudubyada Ciidanka Kenya ka geystaan Waqooyi Bari...

Hay’ada u dooda xuquuqda aadanaha Human Rights Watch ayaa Dowlada dalka Kenya ugu baaqday in baaritaan dagdag ah oo madax banaan ay ku samayso...

Faah Faahino kasoo baxaya Labo ruux oo mid kamid ah Soomaali yahay oo lagu...

Baydhabo (INO); Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa sheegaya in xalay xaafada Soomaalidu ku badan tahay ee Islii lagu toogtay...

DEG DEG: Shir-guddoonada KMG ee Baarlamaanada Labada Aqal oo lagu dhawaaqay

Muqdisho(INO)— Waxaa goor dhow lagu dhawaaqay labada nin ee ugu da’da weyn Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose, kuwaasoo noqonaya...

DEG DEG: 3 Nin Oo Ay Gawracdey Daacish Oo La Soo Dhigey Duleedka Degmada...

Qandala(INO)— Wararka ka imaanaya degmada Qandala ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in saddex ruux oo qoorta ka go’an lagu arkay Tuulo lagu magacaabo Karin. Sida...

Recipes

Dhageyso: Shariif Xassan’’ beesha caalamka iyo shacabka waan in ay la...

Muqdisho(INO) - Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay isbedelka hoggaamineed ee dalka ka dhacay in uu keeni karo nidaam,...