Madaxweynaha Dalka turkiga oo Soomaaliya Booqasho ku imaan Doona Bishaani

0
206
Muqdisho(INO)-Madaxweynaha Dowlada Dalka Turkiga ayaa waxaa uu booqasho ku imaan Donaa Bishaani aynu Ku Jirno Dalka soomaalita Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa ku tagaya Booqashadiisa Ugu Horeysa ee Sanadkan Cusub Dalal badan oo Afrikan ah waxana uu tagi doonaa 12 Dal oo ku yaalla Afrika.
basbakan-Recep-tayyip-erdogan-akp
Ilo Wareedyo la xaqiijiyay oo ay Warbaahinta ka heshay Madaxtoooyadda Dalka Turkiga ayaa sheegaya in Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan uu Wareega Hore ee booqashadiisa uu ku tagi doono bishan Janaayo Dalalka Soomaaliya,Itoobiya iyo Tanzania.
Recep Tayyip Erdogan ayaa Soomaaliya yimid 2011 Isaga oo waaqtigasi ahaa Ra’iisul Wasaarihii Dalka Turkiga.imminkana isaga oo Madaxweyne ah ayuu soo booqan doonaa Dalka bishan.
Booqashada ugu Muhiimsan Recep Tayyip Erdogan Waxa uu tagi doonaa Sanadkan Dalka Iran  bishan January ayuuna la kulmi Doonaa Madaxweynaha Dalka Iran Xasan Ruuxaani.

Idale News Online, Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here