Hooyooyinka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Norway oo cabasho weyn ka muujiyeen dowlada dalka Norway! (Daawo Muuqaal+Warbixin)

0
175

Hooyooyinka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Norway ayaa waxaa la sheegay inay cabasho weyn ka muujiyeen dowlada dalkaas Norway oo ayna ku eedeeyen inay si sharci daro ah ay kaga qaadato caruurtooda.

Daawo Muuqaal Ahaan Hooyooyinka Soomaaliyeed oo cabasho muujiyay

                                    [vsw id=”_BJ2kbh9Md8″ source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]

Hooyooyinka Soomaalida ah ee ku nool dalkas Norwway ayaa waxaa la sheegay inay dhibaato weyn ku qabaan dowlada dalka Norway oo mar walba qaar badan oo ka mid ah hooyooyinka Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas ka qaataa ilmahoodaaygoona ku eedeynaayo inaysan ilmahaasi aysan si wanaagsan u xanaanayn ama ay u geystaan jirdil arintaas oo ay hooyooyinka Somaalidu ku tilmaameen mid aan waxba ka jirin, qaar badan oo ka tirsan hooyinka Soomaalida ayaa waxaa caruurtooda kala wareegay dowlada dalka Norway aygoona u soo jeediyey waalidiinta dhashay ilamahaas eedeymo ay ka mid yihiin inay ilmaha ay jirdilaan ama aysan siinin xanaann

Ugu dambeyntiina iyadoo ay hooyooyinka Soomaalida ah ay shegayaan in sharci daro looga qaato caruurtooda islamarkaana ay dowladaasi ay kula dhaqanto dadka Soomaalida si cunsurinimo ay ku jirto ayaa waxaa arintaas inta badan ku tilmaamo wax kama jiraan dowlada dalka Norway oo sheegta inaysan si fudud aysan caruurta ugala wareegin qosaska dhalay ayagoona sheegay in baaritaan dheer iyo ka fiirsasho badan ka dib la gaaro go’aanka qqoys lagala wareegi karo caruurtooda islamarkaana aan lagu deg degi in caruur laga ka xaysto qoskii dhalay ilaa ay cadaato inaysan caruurtu ku ahayn hooygaas amaan oo ayna ku noolaan karin.

Idale News Muqdisho