Dhageyso Wareysi: Ku simaha Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Cafimaadka KGS Oo K a Hadley Wax Qabadka Wasaarada

0
280

Baydhabo(INO)- Wasaarada Caafimadka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Waxaa Ay Wadaa Daalo Wax Lagu Gaarsinaayo Magalooyinka Xiligaani Cudurada Ay Ka Dilaceen Iyadoo Wasaarada Xurumo Cafimaad Ay Ka Hirgali Doonto Degaano Iyo Degmaayin Katirsan Gobolada Bay, Bakool Iyo Shabelaha Hoose Oo Katirsan Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Kusimaha Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Cafimaadka Koonfur Galbeed Somaliya Isxaaq Maxamuud Mursal Ayaa Waxaa Uu Ka warbixiyey Waqabadka Wasaarada Tan Iyo Markii La magacaabey Wax Yaabaha Ay Kaqabatey Gobolada Koonfur Galbeed Somaliya.

Dhanka Kale Agaasimaha Ayaa Waxaa Uu Ka hadley Arimo Badan Oo Ku Aadan In Ay Adag Tahay Sidii Wax Lagu Gaarsiin Lahaa Magalooyinka Xiligaani Ay Kajiraan Xaalado Caafimaad Daro Ah Waxaana Uu Sheegey In Wadooyinkii Xayiraad Ay Sareen Argagisada Al Shabaab.

Kusimaha Agaasimaha Guud Ee Wazaarada Cafimaadka Koonfur Galbeed Somaliya Isxaaq Maxamuud Mursal Ayaa Sidoo Kale Ka jawaabey In Ay Tahay Waxkama Jiraan Hadalada Ay Heyaan Qar Kamid Ah Xarumaha Caafimaadka Ee Ka Howlgala Magalada Baydhabo Taasi Oo Ah In Cudurka Loo yaqaano Ka duudiyowga Kajira Magalada Baydhabo.

Halkan Ka Dhageyso

W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}