Dhageyso:Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Bay Oo Sheegey In Amaanka Baydhabo Uu Yahay Mid Sugan

0
293

Baydhabo(INO)- Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Baay Mahada Cabdiraxmaan Aadan Ayaa Waxaa Uu Kahadley Amaanka Gobolka Baay Waxaan Uu Sheegey In Uu Yahaya Mid Degen Xiligaani.

4Taliyaha Ayaa Dhanka Kale Waxaa Uu Sheegey Amaanka Hagaagey In Ay Dhaliyeen Ciidmada Booliska Hay”adaha Amniga Arimaha Bulshada Odiyaashada Dhaqanka Oo Sameeyey Is Dhaxgal Wanaagsan.

Dhanka Kale Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Baay Mahada Cabdiraxmaan Aadan Ayaa Waxaa Uu Kahadley Amaanka Guud Ee Magalada Baydhabo’Amanka Baydhabo Waxaa Lagu Sugen Ciiidamada Booliska Iyo Laamaha Amaanka Oo Haween Iyo Maalin Laga Galiyey Heegan Buuxa Si Loo Helo Amaanka Buuxa Oo Ay Ku Nolaankaraan Shacabka Magalada Baydhabo Ayuu yiri Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Baay Mahada Cabdiraxmaan

Mudooyinkii Ugu Dembeeyey Magalada Baydhabo Ee Xarunka Gobolka Baay Waxaa Ay Ka Dhicijireen Dilala Qursheysan Isqarxin Iyo Wax Amaanka Lidi Ku Ah Iyadoo Qaraxyadii Ugu Dembeyey Ay Ka Qadhaceen Bartamaha Magalada Baydhabo Taasi Oo Uu Geestey Qasaaro Iskugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Inta Badan Dhibaatidaasi Ay Soo Gaartey Dadka Dad Aan Waxba Galabsan.

Halkan Ka Dhageyso

W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}