Dhageyso: Xildhibaan Xasan Black “Hadii Puntland hal qof naga disho ,20 ayaan dileynaa”

0
1551

Baydhabo(INO)- Xildhibaan Xasan Macalin Yuusuf (Xasan Black) oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka Ee Dowlad Goboleedka Kooonfur Galbeed Soomaaliya ayaa u digey Maamulka Puntland, isagoona maamulkaasi uu eedayey dhibaateynta Dadka ka soojeeda Gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

“hadii hal qof naga dishaaan 20 ayaan u dileyna ” ayuu yiri xasan Black

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here