Dhageyso Xildhibaan Cali Khalif & Xildh Max’ed Cabdi Yuusuf oo si kulul u weeraray siyaasada Madaxweynaha & Gudoonka Barlamaanka

0
204

Mudanayaasha kala ah Max’ed Cabdi Yuusuf iyo Cali Khaliif ayaa khudbad ay maanta barlamaanka ka jeediyeen ku eedeeyey Madaxweynaha iyo gudoonka barlamaanka. Xildhibaan Max’ed Cabdi Yuusuf ayaa ku tilmaamey mooshinka ka dhanka ah ra’iisul wasaaraha in laga soo abaabuley dibada barlamaanka isagoo si gaar ah ugu eedeeyey madaxweynaha jamhuuriyada Soomaaliya oo isagu uu khilaaf kala dhaxeeyo ra’iisul wasaaraha.

Dhanka Kale Xildhibaan Cali khaliif ayaa isugu eedeyn dusha uga tuuray gudoonka barlamaanka isagoo wax aan la arag taariikhda ku tilmaamey in xukuumad la leeyahay waa dambiiyaaal haddana madaxdii xukuumada oo diyaar u ah iney is difaacaan loo diido iney ay barlamaanka yimaadaan oo ay khudbad ka jeediyaan.

Dhageyso Xildhibaan Max’ed Cabdi Yuusuf
[audio:http://idalenews.com/wp-content/uploads/2013/12/Maxamed-Cabdi-Yuusuf.mp3]

Dhageyso Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr
[audio:http://idalenews.com/wp-content/uploads/2013/12/xildhCaliKhaliif.mp3]

xildhibaano168b