Dhageyso:Ex. Wasiir Xasan Xuseen( Xasan Eelaay) Oo Ka Digey Hakinta Shirka KG Soomaaliya

0
220

Baydhabo( INO): Xasan Maxamed Xuseen oo kamid ah Ergooyinka Shirka lagu dooranayo Hogaanka Maamulka Gobolada Baay,Bakool iyo Shabellaha Hoose oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Madaxda Dowladda aysan waxba joojin ka rin oo uu Shirka Baydhabo soconayo.

Si Kastaba Ha Ahaatee, Xasan Maxamed ayaa intaa ku daray hadalkiisa in Madaxweynaha Maamulka Saddexda Gobol ee Koofur Galbeed Soomaaliya ay dooranayaan Maalinta Khamiista ee Soosocota,taasna ay muujineyso in Shirka uu wali soconay.

Halkan Ka Dhageyso

Xasan Eeley.

Idale News, Xafiiska Baydhabo