Dhageyso: Wasiirka Hidaha Iyo Tacliinta Sare Ee KGS Oo Naqdiyey Hadalkii Xildhibaanada BKGS

0
197

Baydhabo(INO)-Mid ka Mid ah Gollaha Wasiirada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Gaashanka u duruurey Eedaymo ay u soo Jeediyeen Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya, kuwaasoo Gollaha Wasiiradda iyo Madaxda Dowlada ku eedeyey in aysan waxba Qaban Madadii Halka sano ee ay jirteen.

Wasiirka Wasaaradda Hidaha iyo tacliinta Sare Ee koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Ibrahim ayaa oo wareysi Siyey Warbaahinta Idale News Online ayaa sheegey in Dowlada KGS ay qabatey waxyaabo badan  isla markanaa uu xusey in aysan Habooneynin in Lagu deg dego dhaliilo iyo eedeymo loo jeediyo Dowlada.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here