Dhageyso Wareysi:Cuduro Fara badan Oo Ka Dilaacey Degmada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool

0
304

Hudur(INO)-  Degaano Badan Oo Katirsan Gobolada Bay Iyo Bakool Ayaa Xiligaani Waxaa Ka Tagaan Xaalado Cafimaad Daro Ah.

Degmada xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool Ayaa Waxaa Ay Ka Mid Tahay Degmooyinka Kajiraa Xaaladaha Caafimaad darada Ah.

Gudoomiyaha Degmada Xudur Maxamed Macalin Axmed Oo Wareysi Gaar Ah Uu Siraayey Idalenews.com Ayaa Waxaa Uu Kawarbixiyey Xaalada Degmadaasi Iyadoo Degmadaasina Ay Ka Mid Tahay Degmooyinka Haatan Ay U Godoonsantahay Urarka Al Shabaab Hadaba Waakan Gudoomiyaha Degmada Xudur Ee Gobolka Bakool Oo Wareysi Layeeshey Wariye Cabdullaahi Nuur Aadan (Jeecelow)

Halkaan Ka Dhageyso:

Idale News Online,Xudur

W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}