Dhageyso Wareysi: Maamulka Afgooye Oo Diiday Dukumiintiyada Dhulka Ee Maamulkii ka Horreeyay

0
183

Afgooye-(INO)–Maamulka cusub ee Degmada Afgooye ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday Dukumiintiyada Dhulalka Dowladda ee uu bixiyay Maamulkii isaga ka horreeyay.

Afgooye

Xoghayaha Dowladda hoose ee degmada Afgooye Cumar Muxumad Muuse  ayaa sheegay in ammarkaasi uu ka soo gaaray Madaxweynaha Dowladda Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Waxaa ay sheegeen in Dhulka Dowladda hoose ay sharci darro tahay in la bixiyay, islamarkaana ciddii dooneysa Dhul ay la soo xiriiraan Maamulka Cusub ee Degmada Afgooye.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Afgooye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here