Dhageyso: Waa Sidee Ganacsiga Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay

0
230

Magaalada Baydhabo  Ee Xarunta  Gobolka Bay ayaa waxay xudun siyaasadeed iyo mid dhaqaalaba ay u tahay Gobolada KoonfurGalbeed Soomaaliya.

Hadaba ka soo kabashada Burburka Iyo colaada sokeeye  kaalin intee le’eg ayay magaaladu kaga jirtaa, dhanka dhqaalaha?

Halkan ka dhegayso.

baydhaba