Dhageyso: Sheekh Bashiir Axmed oo ka hadlay aflagadda Nabigeen NNKH iyo waxay Diinta ka qabto

0
198

Muqdisho(INO)-Sheikh Bashiir Axmed Salaad gudoomiyaha Hay’ada Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Aflagaadada qaar ka mid ah warbaahinta reer galbeedka ay u geysanayaan Nabigeena NNKH iyo waxa ka danbeeya arintaasi. 

Sheekh Bashiir Axmed Salaad.
Sheikh Bashiir Axmed Salaad ayaa kula taliyay muslimiinta inay ilaalshadaan diintooda meel waliba ay joogaan,islamarkaana hadii ay gaaladu taabacaan wax aan wanaagsaneyn muslimiinta ay daabacaan wax wanaagsan. 

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here