Dhageyso: Garowe wax heshiis ah ma jirin, Jubalandna waan u sheegnay tabashada jirta, 2016 kororsiimo ma jirto laakiin..

0
211

warMurtiyeedSNTV

Muqdishu (INO) –  Madaxweynaha Soomaaliya oo wareysi dheer siiyey Television Qaranka Soomaaliyeed ayaa waxuu ka hadley arrimo badan oo isugu jira xaaladihii ugu dambeeyey ee dalka gaar ahaan safaradii uu todobaadyadii ugu dambeeyey ku tagey Garowe iyo Kismaayo, sida ay suurtogal ku noqon karto in sanadda 2016 ay dalka doorasho ay uga dhacdo isla markaasna uga dhabeyso in dowladiisu muddo kororsi aysan saeysanin marka waqtigu ka dhamaado.

Idale News Online, Muqdisho