Dhageyso: Cali Max’ed Geedi oo masuuliyada khilaafka xukuumada & Madaxtooyada dusha u saarey Madaxweyne Xasan Sheekh

0
179

Ra’iisul wasaarihii hore ee Dowladii KMG ahayd Cali Maxamed Geedi oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed oo sida aad ka ah u dhaliisan siyaasasda dowlada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay khilaafka ka dhex taagan madaxda sare ee DFS. Cali Maxamed Geedi ayaa khilaafka ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh oo uu ku sheegayay inuu ka leexday dastuurka KMG ee DFS.
Hoos ka dhagayso wareysiga Cali Maxamed Geedi uu siiyay idaacada Kulmiye
[audio:http://www.dhanaan.com/dhanaan/wp-content/uploads/2013/11/Geedi-oo-dhaliilay-Xasan-Sheekh.mp3]
geedi
Idale News Online