Daawo:Galmudug oo Gaalkacyo Ku Soo Bandhigtay 22 Maxaabiis Al-Shabaab ah

0
461

Gaalkacyo–(INO)– Mas’uuliyiinta Maamulka Galmudug ayaa maanta Koofurta Magaalada Gaalkacyo ku soo bandhigay 22 Maxaabiis Shabaab ah oo ay ku qabteen Dagaalkii Shalay ka dhacay Bariga Gobolka Mudug.

Maxaabiista Galmudug ay Gaalkacyo ku soo bandhigtay oo ay ku jiraan kuwo qaba Dhaawacyo ayaa u badan Caruur aan qaan-gaar aheyn,iyadoo sidaan si lamid ah Maxaabiistii Puntland ay gacanta ku dhigtay ee Shabaabka ahaa ay u badnaayeen Caruur.

 Halkan Ka Daawo Sawiradda

001-11-150022-150033-144-145-136-167-109-11

 

Idale News Online, Galkacyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here