Daawo: Xasan Eelaay Oo U Jawaabey Xildhibaano Ka Tirsan KGS, Fariina u direy Shabaab

0
157

Baydhabo(INO)- Kullan Xasaasi Ah Oo Lagu Naqdinaayo Eedeymo iyo Dhaliilo Kuluul Oo Loo Jeediyey Musharax Shariif Xasan Sheekh Aden, Laguna Ayidaayo Waxqabad Badan oo la sheegey inuu ka sameeyey Koonfur Galbeed Ayaa maanta ka dhacey Gudaha Xarunta Degmada Baydhabo.

Xildhibaan Xasan Xuseen Maxamed ( Xasan Eelaay) ahna Wasiirka Hub ka dhigista ,Dhaqan Celinta iyo Tabaabrada Maleeshiyaada  ayaa sheegey in hadal ka soo yeerey xildhibaano Ka Tirsan Baarlamanka Koonfur galbeed oo ku shiray Muqdisho Ee ku aadan in Ciidamo KGS ay ula tageen Guno la’aan ayuu uu sheegeey in ayasn warkaas waxba ka jirin.

Dhinac kale Waxa uu Maleeshiyada Al shabaab ugu baaqey inay Joojiyaan Dhibaateynta iyo Go’doominta Degmooyinka Gobolada  Koonfur Galbeed Soomaaliya.

 Halkan Ka Daawo VIDEOIdale News Online, Baydhabo