DAAWO Wefdi Uu Hoggaaminayo Wasiirka Wasarada Waxbarashada Hidaha Iyo Tacliinta Sare oo Gaarey Diinsoor

0
213

Wefdi Uu Hoggaaminayo Wasiirka Wasarada Waxbarashada Hidaha Iyo Tacliinta Sare Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Safar Loogu Kuurgalayo Xaalada Waxbarashada Degmada Diinsoor Ku Gaarey Degmada Diinsoor ee gobalka Bay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA