Daawo: Tartaran Ciyaareedka Iskuulada Degmada Baydhabo Oo Bilowdey

0
246

Baydhabo(INO)- Garoonka Kubadda Cagta Ee Dr Ayuub  Ee Magaalada Baydhabo Waxaa Ka Bilowdey Ciyaar U Dhaxeysa iskuulada Dugsiyada Sare Ee Magaalda Baydhabo Kaasi Oo Sanadkiiba Mar La Qabto.

Halkan Ka Daawo

Iyadoona ay Tahey Maalintii Sedexaad Ee Ciyaartaasi ay socoto Waxaana maanta Ciyaaray iskuulada kala ah Ramadan Adult School Iyo iskuulka Kale ee Saalaxudiin Primary And Secondary School.  Taageerayaasha labada iskuul ayaa soo buux dhaafiyay garoonka cayaaraha ee Dr Ayuub

Tankale Shacabka Koonfur Galbeed Ee Kunool Qurbaha Waxaan Ka Codsaneynaa In ay Gacan Weyn Ka Geystaan Horumarka Sportiska Gobalka Bay Maadama Gobalku Aaney Jirin Cid Il Gaar Ku Eegeysa Horumarinta Sportiska ” ayuu yiri gudoomiyaha kubbada cagta degmada Baydhaba.

Inkastoo Ay aad U Xamaasad Badneyd Ciyaartaan u dhaxeysa iskuulaadka Saalaxudiin Iyo Ramadaan Ayaa waxaa Ay Kusoo idlaatey 2-1 Taasi Oo Ay guusha Ku Raacdey Schoolka Salaaxudiin Primary And Secondary.

Halkan Ka Daawo Sawirada

ciyaaro2ciyaaro1

Idale News Online,Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here