Daawo Muqaalka Wartmurtiyeedka Shirka Kismaayo ee xiriirka dowladda lagu hakiyay

0
204

Saddexdii cisho ee la soo dhaafay ayaa Magaalada Kismaayo waxaa ka socday Shirkii Golaha Iskaashiga dowlad Goboledyada dalka ka jira, kaasi oo maanta la soo gaba gabeeyay Warmurtiyeedna laga soo saaray.C/qaadir Aadan Nuur oo ka mid ah Xoghaynta Shirka Golaha Iskaashiga ayaa Warbaahinta u akhriyay qodobadii ka soo baxay Shirka ee Xiriirka loogu hakiyay dowladda Somaliya.

HOOS KA DAAWO WARMURTIYEEDKA