Daawo: Madaxweyne ku xigeenka 3da Gobal Ee KG soomaaliya oo dagaalada Shabeellaha Hoose si kulul kaga hadlay “Hal beel ayaa rabta inay na gumeysato”.

0
25

Madaxweyne Ku xigeenaka Maamulka 3da Gobol Ee KG soomaaliya oo Kulul ugu hadley dagaalka ka soconayo gobolka shabellaha Hoose, Md Maxamed Xasan Fiqi ayaa dhaleecaey Dowlad Soomaaliya, inay naasnuujineyso koox uu ku sheegey inay kawadaan Gobolka Shabellaha Hoose Dhibaato baahasan.

Halkan Ka Daawo,Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Gobleedka KG soomaaliya Md maxamed xasam fiqi oo Si Kulul ugu hadlayo Dagaalak Marka.

fiqi
Idale News Online, Muqdisho.