Daawo:- Madaxweyne Gaas oo Ciidamo gaar ah la yimid Muqdisho iskuna aamini waayay Ciidanka Dowlada.

0
186

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntiland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas oo maanta soo gaaray Magalaada Muqdisho ayaa horey Garawe uga soo kaxeestay Ciidamo gaar ah oo suga amaankiisa.

Diyaarada gaarka ah ee waday Cabdi Wali Gaas ayaa waxaa la socday Ciidamo si gaar ah utababar oo katirsan kuwa Puntiland kuwaa oo si gaar ah ula soconaya amaanka Madaxweynaha Puntiland inta uu Magaalada Muqdisho joogo.

gaas-muqdisho-610x250

Idale news Online.