Daawo: Kulankii Safiirka Ingiriiska la yeeshey Masuuliyiinta Maamulka Gobolka iyo Duqowda Dhaqanka

0
178


safiirkaUKingriiska

Safiirka Ingiriiska ee dalka Soomaaliya Neil Wigan ayaa wuxuu Safar aan la shaacinin ku tagey magaalada Baydhabo oo ka socda Shir dowlad Goboleed loogu sameynayo 6 gobol oo ku yaala koonfurta Soomaaliya.

Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Baay oo ugu horeeyo Shiino Macalin Nuurow, mamaulka degmada, Golaha Malaaqyada & Ergooyinka Baydhabo ku shiraya ayaa ugu horeenba mas’uulkaan wuxuu la yeeshey Kulamo gooni gooni ah oo la isaga war qaadayey xaaladaha Amaanka, horumarka iyo halka uu marayo shirka baydhabo loo fadhiyo.
Halkaan ka daawo kulanka dhex marey wakiilka ingiriiska ee Somalia iyo maamulka iyo odayaasha gobolada koonfur galbeed ku howlan dhismihiisa

Idale News Baydhabo