Daawo Doorashada K/Galbeed oo mar kale dib loo dhigay iyo waqti cusub oo la shaaciyey

0
0

Guddiga qaban qaabada doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa mar kale soo saaray jadwalka doorsahada madaxweynaha, iyada oo waqtigii loogu talo galay ay dib uga dhacday.

Kulan ay magalada Baydhabo ku yeesheen guddiga doorashada madaxweynaha, ayaa waxa ay soo saareen jadwal cusub oo ah habraaca doorashada.