Daawo: Donald Trump uu ku xamanayo haweeney oo lasii daayay iyo ceeb darteed oo uu la dhuuntay

0
152

New York(INO)- Ninka ugu sharraxan xisbiga Jamhuuriga jagada madaxweynaha ee Donald Trump ayaa waxaa soo wajahay ceeb kaddib markii shalay lasoo shaac bixiyay muuqaal uu ku xamanayo haweeney oo uu ku leeyahay “Hadaa caan tahay, lacagna leedahay wax walba way kuu ogolaanayaan haweenka”.