Daawo DEG DEG:-Waqtiga Ay Dhaceyso Doorashada KGS Oo La Shaaciyay

0
0

Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa kulan ku yeeshay Guddiga joogtada ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed,iyaga oo ku iclaamiyay waqtiga ay dhaceyso doorashada.

17 Bishaan ayaa qorshuhu ahaa in doorashada ay dhacdo balse culeyso Siyaasadeed oo dhacay aawgeed dib loo dhigay,waxaana guddiga iclaamiyeen waqtiga ay dhaceyso doorashada.

17 Bishaan ayay go’aamiyeen in la soo dhameystiri doono Xubmihii Guddiga doorashada ee is casilay,sidoo kalena doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed la qabto 28 Bishaan November.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA