Daawo Cali Khaliif Galeyr oo leh “Haddii Muqdisho dil la iigu geysto Mareykanka waxaan ku wargeliyey cidda i weerareysa”

0
182

CALI-KHALIIF1


Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Waraysi Dhowaan Tvga Universal uu la Yeeshay Pro Cali Khaliif Galaydh Raysal Wasaarihii Hore ee Dalka Soomaaliya, Kaasi uu Kusoo Bandhigay Arimo Badan oo Qarsoon.

Warysigaan oo Ah Mid Xiiso Badan ayaa Wuxuu Uga hadlay Arimo badan oo Quseeya Guud Ahaanba Dalka Soomaaliya , Waxa uu Sidoo kale Sheegay In madaxwayne Kasta iska Dhigayo Siyaad Bare, Wuxuuna Ka Sheekyey Wax Badan oo uu Soo Joogay.

Sidoo kale Waraysigaan oo Ah Mid Xiiso Badan Ayaa Wuxuu Uga hadlay Maamulka Khaatumo, Maamulada Ku Xeeran iyo Arimo La Xidhiidha, Damaciisa Siyaasadeed, iyo Sidoo kale Arimaha Dawlada Madaxwayne Xasan Sheekh.

Wariye Xamdi Kadiye oo Waraysigaan la Yeelatay Ayaa Dhankeeda Pro Galaydh Hordhigtay Su’aalo Dad Badan, Sidoo Kale Cali Khaliif Ayaa Sheegay Inuusan Runta Marnba ka Gabanayn oo Xataa Xamarta laga Baqayo Hadii wax Lagu Yeelo uu Horay Usii Gudbiyey Cida Soo Weeraraysa.