Daawo: Beeraleyda Khuduurta Ee Baydhabo Oo Bilaabey Dhoofinta Basasha iyo Kabaxda

0
195

Baydhabo(INO)-Magaalada Baydhabo  ee xarunta Gobolka Bay, dadka degan ayaa waxay  Aqoon yahanada Bartey Culuumta Beeraha ay sheegeen in ay  ku filan tahay  qudaarta ay soo saaraan beeraleyda Degmadaasi,  Sababta Oo Ah  Ku dhawaad 320 Beero Qudaar ah ayaa ku yaala agagaarka Gerbada ilaa  Toga Aboosharow.

Dhinaca kale inta u dhaxeyso Xaafadaha Bukriyey ilaa Wegara ayaa waxaa kuyaala beero waaweyn ee Qudaarta iyo Geed Miroodka. 

Baydhabo beeraha ku yaala siiba Basasha kabaxda ayaa la bilaabey in  loo dhoofiyaa Magaalada Muqdisho  ee Gobolka Banaadir.

Beerta iskaashatada Cali Marguus ee Aboosharow Todabaadkii lasoo dhaafey waxuu xamar geeyey Basal aad u tira badan , taasoo ah aarin hormar leh,  dhulkan Barwaaqada ah ee Baydhabo Janaay.

Halkan Ka Daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here