Daawo: Ardeyda Jaamacadda Jubbada Sare Ee Baydhabo Oo Maanta U Fadhiistay Imtixaanka 2015/2016

0
572

Baydhabo(INO)- Ardeydaan wax ka barta Jaamacadda Jubbadda Sare Ee Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ayaa maanta  u fadhiista Imtaxaanka sanad waxbarasheedka 2015-2016 kuwaasi  oo isugu jira kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda ay baxiso oo ah  Toddobo Kuliyadood.

Qaar ka mid ah ardeyda oo u fadhiya y imtaxaanka Midterm –ka  ah Ee Spring Semesterka ayaa maanta  muujiyey Dareenkooda Ku aadan Imtixaan.

Dr. Xasan ismacil Baasha Madaxda Waxbarashadda Jaamacadda Jubbada Sare Ee Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ayaa warbaahinta  faafahin ka siyay imtaxaanka ardeydan u fadhiistay iyo tiradooda,  isla markaana  guul u rajeyay ardeyda imtaxaanka  galeysa.

“Imtixaankaasi  ayaa maanta ka bilaawday xarumaha  Jaamacadda Jubbada Sare ee magaalada Baydhabo,  intaxaankaasi waxaa u fadhiistay  dhamaan ardeyda  Jaamacadda kuliyadaha  kala duwan dhigta, gaar ahaan  Lix kuliyadoood, 8da bisha ilaa iyi 13-ka bishan oo ku eg maalinta Arbacdda  ayuu socan doonaa, Ardeyda  Jaamacada Jubbada Sare  si guud wan ugu hambalyeenayaa” ayuu yiri Dr Xasan Ismacil Basahaa.

Halkan Ka Daaawo Sawiradda Imtixaan U fariisatey.

https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/hphotos-xft1/v/t1.0-9/https://fbcdn-sphotos-c-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xpt1/v/t1.0-9/

https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/hphotos-xft1/v/t1.0-9/https://fbcdn-sphotos-b-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xpt1/v/t1.0-9/https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/hphotos-xaf1/v/t1.0-9/https://fbcdn-sphotos-b-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xfp1/v/t1.0-9/https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/hphotos-xpt1/v/t1.0-9/https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/hphotos-xpf1/v/t1.0-9/https://fbcdn-sphotos-b-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xap1/v/t1.0-9/https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/hphotos-xta1/v/t1.0-9/https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/hphotos-xpl1/v/t1.0-9/

https://fbcdn-sphotos-e-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xfa1/v/t1.0-9/

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here