Daawo 10 Xildhibaan oo ka tirasan galaha shacabka baarlamaanka federaalka soomaaliya uu ka mid yahay Xildhibaan Maxamed isaaq Cusmaan (Fanax)

0
41

10 Xildhibaan oo ka tirasan galaha shacabka baarlamaanka federaalka soomaaliya uu ka mid yahay Xildhibaan Maxamed isaaq Cusmaan (Fanax) oo howlo guramadki fatahaada Degmada berdaale awgeed u joogaan gobalka Baay ayaa sheegey in dowlada Federaalka Soomaaliya Dowlada gobaleedka koonfur galbeed, Hay’adaha Samafalka iyo Ciidanka Amisom dhamaan toodi dadaalo balaaran ka Sameeyeen gurmadka fatahaada Degmada Berdaale balse Xil. Fanax ayaa sheegey in wili dhanka diyaaradaha dhib Culus uu ka jiro Maadaama wadooyin roobabka ay gooyeen. Xildh Fanax ayaa ugu Baaqay Qeybaha Kala Duwan Bulshada Ganacsatada SooMaliyeed in ay ka Qeyb Qaatan Dadaalada Gurmadka ah ee loogu Gurmanaayo Dadka Khasaarada Kaso Gaartay Fataahadaha ee Berdaale Kaasi oo Waxyeelo ugu Geystay Dadka & Duunyadda Ku dhaqan Deeganada Koonfurgalbeed Gaar ahaan Degmda Berdaale.