Wednesday, August 5, 2020

Warbixin: Itoobiya Oo Sheegdey in Shariif Xasan uu ku khaldanaa inuu Madaxweyne u hanqal...

Addis(INO)- Urur isku sheegay inuu ka shaqeeyo arrimaha cilmi barista lana yiraahdo Xarunta Dhexe ee wada hadalka, cilmi barista iyo wada shaqaynta, loona soo...

Taliyihii Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gobolka Hiiraan Oo Gaaray Baladweyne

Baladweyn:Magaalada Beladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan, waxaa maanta gaaray taliyaha Ciidanka Milateriga Gobolka Hiiraan Col. Tawane Axmed Gureey oo muddoyinkii dambe ku xirnaa xabsiga...

Guddiga Joogtada ee Barlamaanka oo ka doodey hirgelinta Nidaamka Xisbiyada Badan

Guddida Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay kaga doodeen hirgelinta nidaamka Xisbiyada siyaasadeed iyo...

Daawo: Ardeyda Jaamacadda Upper Jubba Ee Baydhabo Oo Maanta Pratical Ku Sameeyey Beer...

Baydhabo(INO)-Ardayda Jaamacada Upper Jubba E  ayaa Maanta waxay safar ugu Baxaeen Banaan Magaalada Baydhabo Meel u jirta 7KM , Goobtaasi oo ay kuleeyahiin Beer...

QM, oo Amaantay Heshiiska Laga Gaaray Habka Doorashada 2016 Ee Soomaaliya

Riyadh(INO)-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa ku bogaadiyey Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada heshiiski ay shalay ka gaareen habka lagu soo...

Madaxii Amniyaatka & Jabhadeynta Maleeshiyada Al-shabaab Oo La Diley

Afgoi (INO)- Hayada Nabad Sugida iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ayaa shaacisay in la dilay saraakiil sar sare oo Alshabaab ka tirsanaa kuwaasi oo xilal muhiim...

Dagaal Dhimasho&Dhaawac Geystay Oo ka Dhacay Degmada Baraawe

Baraawe(INO)-iska Hor imaad kooban ayaa waxaa uu ka dhacay Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose  kaasi oo u dhaxeyay Ciidamo kala Taabacsan Masuuliyiin kala...

Dhageyso: Beesha Habar Gidir oo jawaab ka bixisey hadalkii Madaxweyne Xasan ku sheegay in...

Beesha Habar-Gidir ayaa ka carrootay hadal kasoo yeeray madaxweynaha Somalia oo ahaa inuusan la galin ballan la xiriirta Sheikh Xasan Daahir Aweys iyo waqtiga...

Gabadhii Kurdida caanka noqotay oo lagu dilay dagaal ay kula jirtay ISIS

Riqqa(INO)- Sida ay qoreen warfaafinta reer Galbeedka gabar qurux badan, oo aad looga helay quruxdeeda iyo xirfadeeda milatari ayaa kooxda ISIS ku dileen dagaal...

Aqriso: Puntland oo diiday qoraal uu soo saaray Guddoomiyaha Baarlamaanka Jawaari

Garowe(INO)- Puntland iyadoo tixraacaysa go’aamadii Madasha Qaran ee 22-25, Jun, 2016 iyo kuwii ka horeeyay ee lagu qaybiyay xubnaha aqalka sare ee Gobolada Waqooyiga. Iyadoo...

Stay connected

20,394FansLike
2,280FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

FAAH FAAHIN:ALSHABAAB OO JILIB DAGAAL FOOLKA FOOL AH LAGULA GALEY QASAARANA LAGU GAARSIIYEY

Warar ka imaanaya Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in dagaal culus oo foolka fool ah halkaasi ku dhexe marey...

JILIB: FAAH FAAHIN WEERAR LAGU DILEY WAALIGA ALSHAAB EE JILIB.

Wararka naga soo gaaraya Degmooyinka Jilib iyo Jamaame oo dhaca Koonfurta soomaaliya ayaa sheeegaya Duqeymo lagu diley Amiiro katirsan Dagaal yahanada Alshabaab.

WAR DEG DEG AH: AMIIRO ALSHABAAB AH OO DUQEYN LAGU DILEY.

faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Duqeymo Diyaaradeed oo kadhacey Deegaano ka kala tirsan Gobolada Baay, Shabeelaha Hoose iyo Degmada Jamaame...