Thursday, April 18, 2024

Int’l community Calls For Dialogue In Somalia over Jubba State

Muqdisho -- The international community on Tuesday voiced its concern over the wrangling between Somalia's federal government and the southern state of Jubba following...

Dhageyso:Madaxweyne Shariif Xasan Oo Ku Hanjabay In Al Shabaab Aragooda Lagu Diimi Doono

Baydhabo(INO)-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku goodiyay in Shabaab lagu diimi doono aragooda iyo halka ay jaan iyo cidhib dhigaan. Isaga...

Guddoomiyaha Gobolka Bay Oo Ku Baaqay in Laga Qeyb Qaato Dhismaha Danta Guud

Baydhabo(INO)-Gudoomiyaha Gobolka Bay Cabdirashiid Cabdullahi Maxamed ayaa sheegay in shanta degmo ee gobolka loo diyaariyay ciidamado gaar ah oo ka shaqeeya amniga, kuwaasi oo...

Feysal Cali Waraabe: ” waxaa la doonayaa in Soomaaliya Xariidada Adduunka laga tir tiro”

Hargeysa  ( INO)-Siyaasiga Feysal Cali Waraabe oo ka mid ah Axsaabta Mucaaradka maamulka Soomaaliland oo u warramayay Warbaahinta ayaa ka hadlay Shirarka Madasha Wadatashiga...

Shirkii Urur Goboleedka IGAD Oo Ka Furmay Magaalada Addis Ababa Ee Caasimadda Dalka Ethiopia

  Shir madaxeedka urur goboleedka IGAD ayaa si rasmi ah uga furmay maanta magaalada Addis Ababa ee caasimadda Dalka Ethiopia. Shirkaasi ayaa dhanka Soomaaliya waxaa uga...

Xasan daahir Aweys oo lagu waddo inuu ka duulo Garoonka Hobyo. (Akhriso dalka marti...

Warar lagu kalsoon yahay ayaa Sheegaya in Hoggaamihii hore ee ururka xibul-Islaam kuna biiray Xarakada Al-shabaan Sheikh Xasan Daahir Aweys uu dooyo inuu ka...

Dhageyso: Dowadda Imaaraadka oo gaadiid Military ugu deeqdey Maamulka KMG Jubba xilli khilaaf ba’an...

Kismaayo (INO) Gaadiid dagaal oo Casriga ah ee dowlada Isu taga Imaaraadka Carabta ugu deeqday Maamulka Goboleedka Jubaland. Madaxweynaha Jubba Axmed maxamed Islaam (Madoobe) ayaa...

Doorashada Aqalka Sare ee Koonfur Galbeed oo soo idlaatey, 8 xubnood iyo Beelaha ay...

Baydhabo (INO) - barlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa manta u codeeyey xubnaha maamulkaas u matalaaya aqalka sare ee Barlamaanka, waxaana xubnaha 8da xubnood ka...

Axmed Madoobe Oo U Hanjabey Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamanka Soomaaliya

Kismaayo(INO)-Warar hoose oo naga soo gaaraya dhanka Odayaasha kasoo jeeda Beesha Gaaljecel, ayaa inoo xaqiijiyay in Hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe uu u goodiyay...

Suldaanka Beesha Jiido, Warsame Ibrow, ayaa difaacey inuu Adeerkii Salim Aliyow Ibrow ka mid...

Suldaanka Beesha Jiido, Suldaan Warsame Suldaan Ibrahim Aliyow Ibrow ayaa iska difaacey eedeyn iyo cabasho ka imaaneysa Beesha uu odey-dhaqameedka u yahay oo la...

Dhageyso:Beelaha Biimaal iyo Habargidir Oo Ku Dagaalamey Gobolka Shabeellaha Hoose Oo La Heshiisiinayo

Muqdisho(SHL-NEWS)-Guddoomiyaha Degmada Marko ee Gobolka Shabeelaha hoose Maxamed Cismaan Yariisow ayaa sheegay in meel wanaagsan ay mareyso wada hadaladii u dhaxeeyay beelihii ku dagaalamay...

AMISOM oo sheegtay in ay kordhineyso Duqeymaha Ka dhanka ah Al Shabaab

Muqdisho ( INO)-Howlgalka Midowga Africa ee Somalia ayaa sheegay in ay  xoojinayaan duqeymaha dhinaca Hawada ee ay ka sameynayaan goobaha ay ku sugan yihiin...

Turkiga oo joojiyay Mashaariicdii Horumarineed ee uu kawaday Muqdisho

Muqdisho (INO) -- Mas'uul kamid ah Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Dowladda Turkiga ay joojisay Guud ahaan Mashaariicdii dhanka Nadaafadda ee ay kawaday...

Daawo Sawirada : Mucjiso lagu arkay Muqdisho (SUBXAANALLAH).

Maanta ayaa waxa ku dhashay Cusbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho Carruur mataano ah oo saqiiray laakiin mucjiso rabaani ah ka tagay. Gabar iyo wiil ayey...

Dhageyso:Dadka Ku Nool Kaamka Shiini Tiyeeglow Oo Dalbadey In Lasoo Gaarsiyo Gar Gaar

Baydhabo(INO)- Iaydoo Maalmo Kaleya Ay Ka harsan Tahay Bisha Ramadaan Ayaa Waxaa Qeelo Dhaan Ay Kasoo Yeertey Dadka Ay Ku Jiraan Kaamamka Ay Ku...

Wax Walba Oo Aad Uga Baahan Tahay Kulanka Real Madrid Iyo Borussia Dortmond

Jurgen Klopp kooxdiisa ayaa hada hogaanka u haya kulankaan ka dib markii lugtii hore ku soo adkaatay  4-1 ,waxa ayna iminka dooneysaa in sufudud...

Al-Shabaab oo dil toogasho ku fulisay mid ka mid ah dad Kenyan ah oo...

Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay inay dil toogasho ah ku fulisay mid ka mid ah dad Kenyan ah oo ay gacanta ku heyso, kadib markii...

Sarkaal ka tirsan Shabaab oo lagu dilay Gobolka Galgaduud

Ceelbuur(INO)- Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in xalay Nin hubaysan Deegaankaasi uu ku dilay Guddoomiyihii Ururka Al Shabaab u qaabilsanaa Deegaanka Ceelgaras...

Somalia And UAE Sign Bilateral Aviation Agreement – INO

 Muqdisho(INO) —  Somalia’s government and the United Arab Emirates signed a preliminary aviation agreement on Sunday, a move that many expect would ease restrictions...

Madaxweyne Shariif Xasan oo Degmada Bardaale kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Somalia & kuwa AMISOM

Bardaale(INO) — Madaxweynaha Maamulka Koonfur-galbeed Somalia, Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Shaley ku tagay booqasho Degmada Bardaale ee Gobolka Bay,...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...