Monday, August 3, 2020

Raysal wasaaraha oo war ka soo saaray safarkii shaqo ee uu ku tagay Gobolka...

Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho labo maalin ah ku tagay gobolka Shabellaha hoose ayaa waxa uu kulamo kala duwan la qaatay odayaasha...

Dhageyso: Dowladda KGS Oo Si Rasmi Ah Baydhabo Ugu Daah Furtey Xafiiska Laanta Socodaalka...

Baydhabo(INO)-Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay,lagu daah furey Xafiiska Guud Ee  Laanta Socodaalka Iyo Jinsiyadda Ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya. Munaasabadda  lagu Daah...

Aqriso: 6-Senator oo loo xil saaray doorashada Guddoonka Aqalka sare..

Muqdisho(INO)- Guddiga Qaban qaabada doorashada gudoonka Aqalka Sare ayaa waxaa loo xil saaray 6 Senator oo ka kala socda Maamul goboleedyada. Guddigaan ayaa waxaa ay...

Daawo: Madaxweynaha Dowlada KGS Oo 400 Askari Tababar Ugu Soo Xirey Baydhabo Janaay

Baydhabo(INO)-Dowlada  Koonfur galbeed ayaa maanta  tababar ugu soo xirtay Magaalada Baydhabo ku dhawaad 400 oo ka tirsan Ciidamada Booliska iyo Milatariga Maamulkaasi. Wasiirka Tababarada, Hub ka...

Daawo Sawiro Naxdin Leh: Gabar 6 Sano Jir Ah Oo Dab Dhibaato Ugu Geystey...

Xudur(INO)- Xabiibo Nishow waa 6 sano jir ku nool Degmada Xuddur ee Gobolka Bakool, waxayna mudo la xanuunsantahay dhibaato kasoo gaartay gubasho dab ay...

Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Dalka Kenya Oo Ka Cawanaya Hay’ada WFP

Dhadhaab (INO) -- Boqolaal kamid ah Qaxootiga Soomaaliyeed, ee ku nool Xeryaha Dhadhaab ayaa Xeradaasi ka dhigay Dibaxbax ka dhan ah Hay'adda QM u...

Ciidamada KGS iyo Al-shabaab Oo Isku Fara Saarey Gobolka Bakool

Xudur(INO) — Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku geeriyooday in ka badan 40-kalena way ku dhaawacmeen weerarro ay aroornimadii hore ee saakay ku qaadday...

Qaxooti Ka Noqdey Dhadhaab Oo Ka Cabanaya Inaan Lagu Taagyeerin La Qabsiga Noolasha Cusub...

Baydhabo(INO)- Khadiijo Ibraahim Cali oo ah hooyo 12 carruur ah haysata oo saddex bilood ka hor ka noqotay xerada IFO ee Dhadhaab ayaa sheegtay...

Kenya: Maleeshiyada Al-Shabaab oo 3 Qof ku dishey.

Idalenews:Kooxo la aaminsanyahay in ay ka tirsan yihiin maleeshiyada Shabaab ayaa gowrac ku dilay 3 kamid ah dadka ku dhaqan xaafadda Maleli oo kutaala...

Dhageyso rakaabka caasiga oo ka sheekeynaya 70 sano jiro Kufsi iyo dhac u geystey...

Rakaab saarnaa gaari caasi ah oo ka tagey magaalada Muqdisho kuna sii jeedey Degmada Buulo Xaawo ee Gobalka Gedo ayaa waxaa dhibaato isugu jirta...

Daawo Sawiro: Qabuurihii Qadiimka Ahaa Ee Keerow Fogge Ee Baydhabo La Gubey

Baydhabo(INO)- Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ayaa maanta ka dhacdey fal argagax iyo murugo ku beerey laabta shacabka magaalada, ka dib markii la...

Xulista Xildhibaanada KGS Oo Baydhabo Janaay laga Bilaabey

Baydhabo(INO)-Qorshe lagu soo xulayo Xildhibaanada Barlamanka Maamulka Koofur Galbeed ayaa ka soconaya Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay sida ay sheegayaan Odayaasha kasoo jeeda...

Daawo:Ra’iisal Wasaare kuxigeenka Somalia Oo Muqdisho Ku Noqday

Muqdisho(INO)-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu kasoo bogsaday dhaawac kasoo gaaray...

Madaxweynaha Burundi Oo Ku Fashilmay Inuu Dib Ugu Laabto Bujumbura, kadib Afgambiga Dhacay

Baajanbura(INO)-Madaxweynaha Burundi Peirre Nkurunziza ayaa ku fashilmay inuu dib ugu laabto Caasimada Bujumbura, saacado kadib markii Jeneraal ka tirsan Ciidanka Burundi uu ku dhawaaqay...

Ra’iisul wasaare Saacid iyo Ergiga UN-Somalia oo ka hadlay Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee xarunta...

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo ay wehliyaan qaar ka mid ah Wasiiradiisa ayaa la kulmay Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Somalia...

Faahfaahin Qasaaraha Qaraxyada Muqdisho iyo Mas’uuliyiin ku dhaawacmay

Muqdisho(INO)-Faahfaahin dheeri ah ayaa kasoo baxeysa Labo Qarax oo ismiidaamin ah oo ka dhacay gudaha Hoteelka Centeral ee Magaalada Muqdisho xili lagu jiray Salaada...

Daawo:U Diyaar Garowga Xuska 1 Luulyo Oo Socota Madaxtooyadda KGS

Baydhabo(INO)-U diyaar Garowga Xuska 1 luulyo  Oo ku beegan Xilligii Goboladda Koonfurt  Soomaaliya xurayadda ay ka heleen Gumeystihii Taliyaaniga ayaa Maanta Laga Dareemaya Gudaha...

Xaalada Degmada Wanleweyn oo saaka degan & Dhaqdhqaayo ciidan oo laga dareemayo gudaha magaaladaasi.

Dhaq-dhaqaaqyo ciidan saaka laga dareemayaa degmada Wanla-weyn ee gobalka Shabeellaha Hoose halkaasoo ay isku hor-fadhiyaan ciidamo ka wada tirsan dowladda. Waxaa Wararka ay sheegayaan ...

Maxaa Gurmad Ah Oo Loo Diyaariyay Qaxootiga Ku go’doonsan Dalka Yemen?

Muqdisho (INO) -- Mashaariic Gurmad Bini'aadanimo iyo mid Walaaltinimo loogu aruurinaya Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku xayiran Colaadda dalka Yemen, ayaa ka socda Muqdsho. Gudi Gurmad...

In ka Badan 20 Qof Oo Riyad Ah Oo Lagu Dhaawacey Magaalada Baydhabo,...

Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay oo uu maanta gaaray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa ka dhacay dibadbax xoogan oo ay dhigeen shacab...

Stay connected

20,373FansLike
2,281FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

FAAH FAAHIN:ALSHABAAB OO JILIB DAGAAL FOOLKA FOOL AH LAGULA GALEY QASAARANA LAGU GAARSIIYEY

Warar ka imaanaya Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in dagaal culus oo foolka fool ah halkaasi ku dhexe marey...

JILIB: FAAH FAAHIN WEERAR LAGU DILEY WAALIGA ALSHAAB EE JILIB.

Wararka naga soo gaaraya Degmooyinka Jilib iyo Jamaame oo dhaca Koonfurta soomaaliya ayaa sheeegaya Duqeymo lagu diley Amiiro katirsan Dagaal yahanada Alshabaab.

WAR DEG DEG AH: AMIIRO ALSHABAAB AH OO DUQEYN LAGU DILEY.

faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Duqeymo Diyaaradeed oo kadhacey Deegaano ka kala tirsan Gobolada Baay, Shabeelaha Hoose iyo Degmada Jamaame...