Daawo: Jaamacada Upper Jubba ee Magaalada Baydhabo oo kaalin weyn ka qaadatey wacyi gelinta...
Baydhabo(INO)-Jaamacadda Jubbadda Sare Oo Ka Mid Ah Jaamacadaha ka Jira Magaalada Baydhabo isla markaana Sanadkii Hore Lagu furey Magaaladaasi Ayaa Wada Dardar galinta Howlaha...
Shaam Qoryooley Oo Isu Soo Sharxey Xildhibaanimada Beesha Garre Ee Doorashadda 2016
Baydhabo(INO)- Musharax Xildhibaan: Magaceygu waa Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Ku magac dheer Shaam qoryooley waxaan ka soo jeedaa beesha Garre, Waxaan ku dhashey Degmada Qoryooley ee Gobolka...
Daawo Sawirro Deeganka Helgan oo lagu soo bandhigay Meydad ajaanib ah & Hub farabadan...
Muqdisho (INO)-Saraakiisha ciidamada ethiopia ee ka howlgala Deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan, ayaa soo bandhigay qaar kamid ah Meydadka maleeshiyaadkii lagu laayay weerarkii shalay...
QM Oo La Kulantay Musharaxiin Uu Ka Mid Yahay Farmaajo
Muqdisho(INO) – Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan arrimaha Somalia Micheal Keating, ayaa kulan wakhti yar qaatay la yeeshay Musharaxiin u taagan doorashada madaxtinimo...
Al-Shabaab Oo Markii U Horeysay Ka Hadlay Dilkii Sheekh Maxamed Dulyadeyn
Muqdisho(INO)— Al-Shabaab ayaa markii u horeysay ka hadlay dilkii Sheekh Maxamed Dulyadeyn oo ahaa Hogaamiye ka tirsanaa, kaasoo horaantii bishan lagu dilay duleedka Kismaayo,...
Amiirka Al Shabaab: ” Dowladda Xasan Sheekh waa tii ugu horeysay oo maamulka dalka...
Muqdisho ( INO)-Farriintaan Maqalka ah oo uu soo diibay Hoggaamiyaha ugu sareeya Xarakada Al Shabaab oo ahayd tii ugu horreysay oo tan iyo markii...
Daawo: UNSOM & Gudoomiyaha BKGS Oo Kormeerey Xarunta Cusub Ee Loo Dhisaayo BKGS
Baydhabo(INO)- Gudoomiye Baarlamaanka Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye iyo qaar ka mid ah Xildhibaanada KGS ayaa Maanta booqdey Xarunta cusub ee...
Dhegeyso: Haween Si Gardaro ah Maanta Loogu Diley Duleedka Degmada Markacadey.
Si aynu ka heleyno Duleedka Degmada Marka ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in qoloyinka duulaanka ku qabsadey degmada marka ey maanta dileen Dhinacyada...
Daawo:Al-Shabaab oo Shaacisay Magaca, Sawirada & Qabiilka Ninkii isku qarxiyey Xerada CeelCadde
Muqdisho(INO)- Al Shabaab ayaa soo bandhigay Sawirro dheeraad ah oo muujinaya qaabka ay u fuliyeen weerarkii deegaanka Ceelcadde ee Gobolka Gedo oo dhacay 15-kii...
Wararkii Ugu dambeeyey Dagaalkii Baydhabo iyo Wasaaradda Warfaafinta KGS Oo Beenisey in Beelo ay...
Baydhabo(INO)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-galinta Bulshada Ee Dowlada Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliy Ugaas Xasan Cabdi Maxamed ayaa si caro leh wax uu ugu...
Maxaa Ku Qornaa Warqado La Sheegey In Gen. Gabre Uu U Gudbiyey Prof....
Muqdisho(INO)- Ilo wareedyo ka tirsan BFS ayaa xaqiijiyay in Guddoomiyaha Baarlamaanka Dalka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu warqad xiran ka helay Gen. Gabre oo...
Daawo Sawiro: Madaxweyne Shariif Xasan Oo Maanta Xariga Ka Jarey Bankiga Dhexe Iyo Xarunta...
Baydhabo (INO)- Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Maanta Xariga Ka Jarey Bankiga Dhexe Iyo Xarunta Maxkamada Sare Ee Dowlada...
DEG DEG+Aqriso: Magacyada Dadkii Ciidamada Itoobiya Ay Ku Laayeen Degaanka Wardiinle Ee Gobolka Bay
Baydhabo (INO)- Aqristiyaasha Sharaf Leh ee IdaleNews.com waxaana idin soo gudbineynaa Magacyada Qaar ka mid ah Dadkii Ciidamda Militaarka Itoobiya Ee ka tirsan AMISOM...
Warbixinta:Musharaxiinta Ku Qabso ku qadi meyside – Qeybtii 1
Muqdisho(INO) Sidii aan hore idiinkugu ballan qaadnay, waxaan qormadaan ku lafa guri doonaa mid-mid dhammaan musharaxiinta ku dhawaaqay in aay u taagan yihiin in...
Fekrado: Siyaasiyiinta DM Oo Looga Baaqay in Aysan Sanadkan Isu Soo Sharxin Jagadda Gudoomiyaha...
Baydhabo(INO)- Waagii Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed lagu soo dooranayay shirkii Imbigaati Kenya ayaa aniga iyo dhowr qof waxaan Madaxdii ururkii RRA oo wagaas magac...
Daawo Sawiro: Dagaal Ooge Xasuuq Tartiib Tartiib Ah Ka Geystey Koonfurta Soomaaliya Oo Dib...
Garowe(INO)- Kadib furitaankii kalfadhigii Barlmaaanka mamaulka 37 oo maanta kadhacday Magaalada Garoowe aya mar qura kasoo muuqday generaalka weyn ee Maxamed Saciid Moorgan oo...
Danjire Keating Oo Dacweeyay 2 Dowladood Oo Shirka Uu Ka Socon La’ yahay &...
Muqdisho (INO)-Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka heleyno ilo wareedyo ka howlgala Xarunta QM ee magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in Wakiilka Gaarka ah...
Uganda Oo Diiday Qorshe Ay DFS Ugu Ogolaatay Ethiopia Inay Saldhig Ka Sameysato Muqdisho
Muqdisho (INO) – Dowladda Uganda ayaa si xooggan uga hortimid qorshe ay dowladda Ethiopia dooneysay inay saldhig milatari uga sameysato magaalada Muqdisho ee caasimadda...
Daawo Sawarada: Banaanbax Xoogan Oo Looga Soo Horjeedo Siyaasada Madaxweyne Shariif Xasan Oo Maanta...
London(INO)- Bananbax aad u ballaaran oo looga soo horjeedo Siyaasada Liita Ee Madaxweyne shariif xasan Sheekh Aaden oo la sheegey inuu ku haayo gobolka shabeelaha...
Musharaxa kaliya Ee Madaxweyne Xasan Sheekh Uu Ka Cabsi Qabo 2016-ka
Muqdisho (INO) – Madaxweynaha Soomalia Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa cabsi xoogan ka qaba dhaqdhaqaaqyahan iyo Nabad u ololeeye ka tirsan Ururradda Bulshadda Rayidka Soomaaliyeed...