Dhageyso: QM Somalia oo Shaaciyay Suuragalnimada inay Doorashadu Cadaalad uga dhacdo Soomaaliya
Muqdisho(INO)- Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM u Qaabilsan Soomaaliya oo ka hadlay Muranka kala duwan ee ku sii xoogeysanaya Beelaha Soomaaliyeed iyo Gudiga Doorashada...
Aqriso: Madaxweynaha Galmuudg oo hakiyay Howlihii Labada Gole ee Maamulkiisa
Cadaado(INO)- Sida lagu sheegay Wareegtada kasoo baxday Madaxweynaha Galmudug ayaa muddada ay socoto doorashada dadban ee Federaalka Soomaaliya gebi ahaan la joojiyey hawlihii kale...
Sababta Badisay In Haweenka Lagu Beegsado Gobolka Bakool
Xudur (INO) - Ilaa 10 haween ah ayaa lagu dilay Magaalada Xudur Seddaxdii Bilood ee lasoo dhaafay, waxaa sidoo kale la Afduubtay 3 kale...
DHAGEYSO: Ciidamada Dowlada KGS Oo Dagaal Kula Wareegey Degaanka Gurbaan Ee Gobolka Bay
Diinsoor(INO)- Ciidamada Koofur Galbeed ayaa Al-shabaab kala wareegay Degaanka Gurbaan oo hoostaga Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay.
Halkan Ka Dhageyso
Taliyaha Ciidamada Koofur galbeed Xasan Maxamed...
Rajab Deyib Erdogan oo Sedex Arrin ku sifeeyay Soomaalida
Madawxeynaha Dalka Turkiga Rajab Deyib Erdogan ayaa Magaalada Newyork ee Dalka Mareykanka kula kulmay dadka Muslimiinta ah eek u nool dalka Mareykanka.
Mr Erdogan ayaa...
Dowladda Jarmalka oo Shaacisay inay Shaqaalaheeda kala baxaaya Magaalada Sanca ee dalka Yemen
Barlin(INO)-Dowladda Jarmalka, ayaa waxay Shaqaalaheeda ka hawlgala Safaaradda ay ku lee dahay Magaalada Sanca ee dalka Yemen ku wargelisay, inay si deg deg ah...
Daawo:Uhuru Kenyatta Oo Baajiyay Safarkii Uu Ku Tagi Lahaa Nigeria Kaddib Fadeexad Ka Dhalatay...
Nairobi(INO) — Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa shalay baajiyay booqasho rasmi ah oo uu ku tagi lahaa wadanka Nigeria oo uu maanta oga...
Dhageyso Wareysi: Maamulka Afgooye Oo Diiday Dukumiintiyada Dhulka Ee Maamulkii ka Horreeyay
Afgooye-(INO)–Maamulka cusub ee Degmada Afgooye ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday Dukumiintiyada Dhulalka Dowladda ee uu bixiyay Maamulkii isaga ka horreeyay.
Xoghayaha Dowladda hoose...
Daawo Sawiradda: Tartanka Heesta Her Galey oo Mudo Sanado badan ka dib Ugu...
Habeenimadii xalay munaasabad balaaran oo ka dhacday Magaalada Muqdisho waxaa lagu daah furay Tartanka Heesaha Hir galay koo oo loogu tala galay in ay...
Daawo Sawirrada Ra’iisul Wasaare C/Weli Sheekh Axmed Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Taliyaha Guud Ee...
Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sheekh Axmed ayaa maanta waxa uu xafiiskiisa ku qaabilay Jeneralka ugu sareeya dalka Talyaaniga general Batarooni oo...
Dagaalka Beelaha Habargidir iyo Biimaal Oo Waji Cusub Yeeshey
Marka(INO) Dagaal Beeleedka u dhaxeeyo maleeshiyaad ku abtirsada beelaha Habar-gedir iyo biyo maal ayaa ku faafay deegaano iyo degmooyin kale oo ka tirsan Shabeelaha...
Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatey denjirayaasha dalalka carabta
Muqdisho(INO)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho Danjirayaasha dalalka carabta ee ka howlgala caasimadda iyo wafdi...
(DAAWO SAWIR). FBI-da Maraykanka oo markii ugu Horaysay Haweeney ku daray Liiska 25-Qof ee...
Laanta dambi barista Dowladda Maraykanka u qaabilsan (FBI), ayaa Liiska shan iyo labaatanka qof ee argagixisada loogu raadinta badan yahay ugu horeeya, ku dartay...
M/ Farmaajo “Baaqii aan u jeediyey shacabka ee ahaa in aan u midoowno dagaalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray in kabadan 600 oo askari oo ka mid noqonaya ciidamada Daraawiishta...
Dhageyso: Casharkii 6aad Ee Tafsiirka Qur’aanka Kariimka Ee Sh. Xasan Gaab
Baydhabo(INO)- Aqristayaasha Ku Xiran Shabakada Wararka IdaleNews.com waxaan u soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Quraanka Kariimka ee Qeybta 6aad oo AF-Maay Ah.
Cashirka Tafsiirka oo ah mid...
Kismaayo:Wararkii ugu dambeeyay shirarka ka dhacaya J/land
Wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in madaxda maamul goboleedyada ay kulamo gaar gaar ah ku yeesheen magaalada...
Madaxweynaha Soomaaliya oo loo jeediyay in xilka uu ka qaado Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Muungaab
Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa loogu baaqay inuu xilka si rasmi ah uga qaado Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo...
Doorashada Hindiya: Hal qoys oo 115 cod leh.
Waxaa laga yaabaa in ay u muuqato wax lala yaabo laakiin, waxaa jira qoys u dhashay wadanka India gobolka bariga wadankaasi ku yaala ee...
Madaxweynaha oo ku baaqay in gargaar deg-deg lala gaaro dadka ay abaaruhu saameeyeen
Muqdisho(INO)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed, hay’adaha gargaarka iyo beesha caalamka inay kaalmo deg-deg ah la soo gaaraan dadka...
Dhageyso: DFS Oo Si Kulul Ugu Hadashay Maamulka Bakool Sare iyo Aqoonsiga Puntland iyo...
Muqdisho(INO)_ Bishan December 25-dii waxaa Degmadda Ceel-berde ee Gobalka Bakool looga dhawaaqay Maamul-gobaleed la magac baxay Bakool Sare, wuxuuna Maamulkaasi xukumi doonaan Degaanada Ceel-berde,...