Daawo: Beesha Leysaan Oo Maanta Maxamed Cadow Maxamed U Dooratey Malaaqa Guud Ee Beeshaasi
Baydhabo(INO)- Beesha Leysaan Oo Ka Mid Ah Beelaha Digil iyo Mirifle ayaa Maxamed Cadow Maxamed udoorata Malaaqa guud ee Beesha Leysaan.
Halkan Ka Daawo Video
Munaasabad...
Daawo Sawiradda: Madaxweyne Shariif Xasan Oo Maanta Daah Furey Idaacadda Codka Shacabka Koonfur Galbeed...
Baydhbao(INO)- Waxaa markii ugu horeysay Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya tan iyo markii la aasaasay laga hergaliyo Radio Dowlada si gaar ah ay u...
Daawo: Madaxweyne Shariif xaan Oo Kormeerey Dhismaha Cusub Ee Loogu Talagaley Shirka Madashada Wadatashiga...
Baydhabo(INO)- Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa maanta booqdey dhismaha cusub loogu talagalay in ay degaan wafuuda ka imaan...
DEG DEG: Abwaan Isaaq Abgaalow Oo Maanta Ku Geeriyoodey Magaalada Baydhabo
Baydhabo(INO)- Alle ha u naxariiste waxaa Galabnimadan oo Taariikhda aya tahay 15 May 2016 magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ku geeryoodey Halgamaagii ugu...
Daawo Sawiro laga soo qaaday Jabkii Al-shabaab ka soo gaaray weerarkii deegaanka Halgan
Muqdisho (INO)-Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa markii ugu horeysay qirtay in Jab xoogan uu kasoo gaaray weerarkii ay saakay ku qaaden Xerada ciidamada ethiopia deegaanka Halgan...
Maxaa ka Cusub Markacadeey & La wareegitaanka Beesha Habargidir
Wararkii ugu dambeeyey ee Naga soo gaaraya degmada Marka Cadeey ee Xarunta Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in xaafado katirsan degmadaasi ka dhacayaan...
Dhageyos: Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Beesha Leysaan Oo Diidey Malaaqa Cusub + Khilaaf Ba’an Oo...
Baydhabo(INO)- Shir Maanta ay isugu yimaadeen Qaar ka mid ah Waxgaradka, Siyaasiyiinta iyo Malaaqyada Beesha leysaan ayaa ka dhacey magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka...
Wax Ka Bedelka Calanka Soomaaliya Oo Cod Loo Raadinaayo!
Muqdisho (INO)-Waxaa wali taagan muranka ku aadan Astaanta Calanka Somalia, waxaana soo baxeysa in Dowlada ethiopia iyo QM ay waxkabedelka calanka Somalia u raadinayaan...
Beesha Yantaar Oo Ka Digtey Arin Xasaasi Ah + Xunsul Doobka Doorashada 2016
Leicester(INO)- Iyada oo weli aan si rasmi ah loo caddeyn xilliga ay dhaceyso doorashooyinka Madaxtinimada Soomaaliya & tan Baarlamaanka cusub waxaa soo baxaya cabashooyin...
Dhageyso Wareysi: Prof. Fowzi Cabdi Nuur Oo Sheegey In G/Sh/Hoose Ay Ka Jiraan Xasuuq...
Baydhabo(INO)- iyadoo dhawaan Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ay ka dhaceen Dilal qorsheyn isla markaana looga geystey 3 qof oo isku qoys ahaa,...
DEG DEG +Sawiro:Gudoomiyaha Barlamanka Soomaaliya oo Magaalada Baydhabo Lagu Soo Dhoweyay
Baydhabp(INO)- Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay, halkaasi oo ay...
Daawo Wariye Soomaalida Kenya ah oo Su’aal adag weeydiiyay RW Yahuuda?
Nairobi(INO)- Wariye Soomaaliyeed oo kamid ah Wariyaasha u shaqeeya TVGA Kenya CitizenTV Xuseen Maxamed ayaa Fursad u helay in uu Wareeysi Gaar Ah la...
Daawo: Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Guda Gashey Sahanka iyo Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Ee...
Baraawe(INO)- Wararka ka imaanaya Magaaladda Baraawe Ee Xarunta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa tilmaamaya in Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya...
Daawo Sawiro laga soo qaaday Meydadka Al-shabaabkii saacado ka hor lagu duqeeyay G/J/Hoose
Muqdisho (INO)-Saraakiisha Ciidamada amaanka maamulka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose kusoo bandhigay Meydadka Maleeshiyaad ka tirsanaa Al-shabaab.
Meydadka lasoo bandhigay ayaa...
Daawo Sawirada: C/fataax Mahad C/raxaam Oo Loo Aqoonsadey Halyeyga Dhanka Isboortiska Ee Gobolka Bay
Baydhabo(INO)- C/fataax Mahad C/raxamaan waxaa uu ka mid yahay dhalanyaradda Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo inta badan u taagan Wacyi-galinta Bulsahda, tusida Dhalinta gobolkada...
Daawo Sawiro:Mashruuca Dhisida Adkeysiga Bulshada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya
Baydhabo(INO)- Waxaa magalada Baydhabo lagu qabtay shir loogu hadlaayay Mashruuca Dhisida Adkeysiga Bulshada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Barnamijka oo ah mid muhiim ah isla...
Daawo Sawiro: Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Sagootiday Ciidamada Militaarka Dowlada Itoobiya
Baydhabo(INO)-Ciidamada Itoobiya ee qaybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa xaflad sagootin ah qaarkood Baydhabo loogu sameeyay Habeenkii Xaley, iyadoo munaasabadan u ka...
Daawo Sawiro:Baydhabo Balaaratey iyo Dib U Dhiska Magaalada Oo Sii Kororey
Baydhabo,(INO):-Baydhabo waa xarunta gobalka Baay, Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya waxa ay u jirtaa qiyaastii 250Km, waxa ayna kaga beegantahay dhinaca Koofur Galbeed.
Beydhabo,...
Aqriso War- Saxaafadeed: Beelaha Shanta Caleemood Oo Si Wadajir Ah U Taagyeerey Malaaqa...
Muqdisho(INO)- Shir ballaran oo Maanta ay isugu yimaadeen Dhamaan Beelaha Shanta ceelemood ee Aw Digil ayaa lagu soo saarey War-murtiyeed waxayna si wada jir...
Prof. Maxamed Cismaan Jawaari Oo Maanta Si Aan Laga Fileynin Uga Carooday Madaxweyne Xassan...
Muqdisho (INO)-Wararka naga soo gaaraya dhanka Villa Somalia ayaa sheegaya in saacadihii ugu danbeeyay kulan khaas ah uu dhexmaray Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud...